Garowe:- Axmed Maxamud Ducaale (Ayax) Duqa kumeel gaar ka ah ee Garoowe uu dhawaan usoo magacabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Gaas oo Garoowe lagu soo dhaweeyey waxaa uu balan qaday in uu si hufan u gudan doono masuuliyadda Caasimadda,waxaana uu bulshada ka codsaday in lagala shaqeeyo arrimaha horumarinta Magaalo madaxda dowladda Puntland.
Halkaan ka dhagayso hadalka Duqa.
Xafiiska wararka Horseedmedia Garoowe.