• Facebook
    • Google+
    • RSS
    • Twitter
    • YouTube

Horseed Media

  • Somali News
    • Federal Government
    • Puntland
    • Hirshabelle
    • Galmudug
    • Jubaland
    • Somaliland
    • Southwest
  • World
  • English
  • VIDEOS
  • Contact us
    • About
    • Advertise with us
You are here: Home / Somali News / Federal Republic of Somalia / Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo u dhoofay dalka Sacuudiga-Dhegayso

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo u dhoofay dalka Sacuudiga-Dhegayso

Posted: Mohamed Jeenyo - April 14, 2018

FacebookTweetShares5

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Muidane Maxamad Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa u dhoofay boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaasoo uu uga qeyb galayo shir madaxeedka 29-aad ee Jaamacadda Carabta oo maalinta berri furmaya.

Shir madaxeedka 29-aad ee Jaamacadda Carabta ayaa sanadkan looga hadlayaa arrimaha ammaanka, la dagaalanka argagixisada, iyo  xaaladda dalka Yemen

Madaxweynaha ayaa waxaa Sacuudiga uga sii horeeyay wafdi horudhac ah oo uu hoggaaminayay Wasirika Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Axmed.

Hadaba hoos ka dhegayso warbixin uu inooga diyaariyey wariyaheena Aweys Bashiir Cabdiraxmaan safar madaxweynaha.

https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2018/04/war-Aweys-Timo-safarka-Farmaajo.mp3

Horseed Media 2018.

FacebookTweetShares5

Share Your Comments & Feedback:

Warar kale

Hargeysa: Xisbiga Waddani oo Muuse Biixi Ugu Baaqey in uu is-casilo -VIDEO

Hargeysa: Xisbiga Waddani oo Muuse Biixi Ugu Baaqey in uu is-casilo -VIDEO

Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay Xaaladda kala guurka ah ee ciidamada AMISOM.

April 19, 2018 By Mohamed Jeenyo

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La qaatay bulshada rayidka ah ee ku dhaqan Gobolka Bari-Sawiro

April 19, 2018 By Abdirahman Abdi

Sawiro: Musharax Madaxweyne Puntland Generaal Maxamed Xirsi Moorgan Oo Qardho Lagu Soo Dhaweyay

April 19, 2018 By Mohamud Nadif

Erdogan oo hal sano soo horumariyey Doorashada Madaxweynaha TURKEY

April 19, 2018 By HORSEED STAFF

SYRIA- Khubarada UN-ka oo sheegay in lagu rasaaseeyey Douma

April 19, 2018 By HORSEED STAFF

About

  • About
  • Contact
  • Advertise
  • Privacy Policy

Recent News

  • Hargeysa: Xisbiga Waddani oo Muuse Biixi Ugu Baaqey in uu is-casilo -VIDEO
  • Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay Xaaladda kala guurka ah ee ciidamada AMISOM.
  • Madaxweynaha Puntland oo Kulan La qaatay bulshada rayidka ah ee ku dhaqan Gobolka Bari-Sawiro
  • Facebook
  • Google+
  • RSS
  • Twitter
  • YouTube
Copyright © 2018 Horseed Media