golis

Boqor Cismaan Buur-Madow oo Maxkamadi xukun ku riday.

Hargaiza :- Boqor Cismaan Aw-Maxamed (Buurmadow) ayaa Maxkamadda Gobolka Togdheer ku xukuntay 5 sano oo Xarig ah,waxaana lagu soo eedeyey  inuu ku gafay qaranimada Soomaaliland,boqorku waxaa uu ka qaybgalay Caano-shubka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje oo ka dhacday degmadda Carmo ee Gobolka Bari.Carmo wuxuu  ka jeediyey hadal ku adan nabadeynta Puntland iyo Soomaaliland oo uu ku baaqay Nabad iyo in ciidamada lakala qaado.

 

Boqor Buur Madow markii xukunka ay maxkamadu ku dhaqaaqday ayaa loo taxaabay Xabsiga waxaana la sheegay in mudo shan sano ah uu halkaas ku xirnaandoono,Todobaadkii hore ayaa xabsiga laga sii daayey Boqorka,waxaana uu ku joogay damiin,maanta ayaa dib loosoo xiray waxaana lasoo tagay Maxkada.

Horseed Media.net