golis

Xildhibaan ka tirsan Puntland oo sheegay in Somaliland Laascaano ku xireen dad shacab ah-Dhegayso

Jiif Caaqil Cabdirisaaq Jaamac Cabdi Bile, ahna mudane ka tirsan Baarlamaanka Puntland ee laga soo xulay gobolka Sool ayaa ka hadlay xarig iyo xad-gudubya joogta ah ay kula kaceen Somaliland dadka ku dhaqan magaalada Laascaanood

Shir jaraa’id uu ku qabtay caasimada Puntland ee Garowe ayuu ku sheegay in ciidamada Somaliland dad shacab ah ay ku xireen magalaada Laascaanood.

Xildhibaan Jiif Caaqil ayaa sheegaya in ciidanka Puntland ay guula la taaban karo ka gaareen  waa sida uu hadalka udhigay dagaalki ay la galeen ciidanka Somaliland asagoona xusay in gobolka Sool  dib ugala wareegi doonaan Somaliland.

Horseed Media 2018