Banaan Bax looga soo horjeedo dilalka dhalinyarada oo Muqdisho ka dhacay.

Published: August 5, 2018

Muqdisho caasimada soomaaliya waxaa maanta ka dhacay banaanbax ay ka qaybqaadanayeen inta badan dhalinyarada muqdisho, banaanbaxaan ayaa looga soo horjeeday dilalka qorshaysan ee loo gaysanayo dhalinyarada Soomaaliyeed,.

Si gaara waxaa banaanbaxaan loogu baroor diiqayay Maxamed Maxamuud Sheekh Cali oo ahaa wiil dhalinyaro ah ooh al abuure ganacsi ahaa, sidoo kale u doodi jiray arimaha dhalinyarada oo todobadaan dablay hubaysani ay dileen, Baxaanbaxa ayaa kasoo bilaabmay isgoyska Bnaadir oo ahaa halka lagu dilay maxamed ilaa iyo isgoyska KM4.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *