Dowladda Puntland oo agab Caafimaad gudoonsiisay Goboladda Mudug & Nugaal(Dhagayso).

Published: August 9, 2018

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa ku wareejisay agab caafimaad masuuliyiinta Caafimaadka Goboladda Mudug & Nugaal,si lo gaarsiiyo bulshada kunool degaanada hoos taga labadan gobol.

Wasiiru dowlaha wasaaradda Caafimaadka Sayid Cumar Aadan oo agabkaan wareejiyey ayaa sheegay in agabkani yahay daawo loogu talo galay 40 xarumood oo hoos yimaada labada Gobol ee Mudug & Nugaal.

Wasiirku waxaa uu sheegay in daawadan ay ku deeqday Hay,adda GIZ,waxaana uu ku booriyey isu-duwayaasha in la gaarsiiyo goobaha caafimaad ee

 

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *