Madaxweynaha Puntland oo booqasho ugu tegay Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil -SAWIRO

Published: August 27, 2018

Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil oo maalmahan ku sugnaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, ayaa waxaa maanta booqasho ugu tegay Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Cali Gaas.

Madaxweynaha ayaa ku booqdey Beeldaajaha guriga uu ka degan yahay Garoowe.

Madaxweynaha Puntland iyo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil ayaa wada qaatey kulan xog waraysi ah oo la xiriira arrimaha nabadda iyo xaaladda guud ee Puntland.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *