Sare u kac xoogan oo laga dareemayo qiimaha hilibka ee suuqyada Bosaso-Dhegayso

Published: August 30, 2018

Sare ukac xoogan ayaa waxaa laga dareemayaa qimaha Hilibka lagu iibiyo suuqyada MagaaladaBosaso ee xarunta gobolka Bari.

Dadka iibiya Hilibka ayaa kuu sheegaya in kor u kaca ugu badan ay sabab u tahay xoolihii ka imaan jiray gobolada dhexe ee dalka gaar ahaan geelu in uu yaraaday..

Sidoo kale dumarka iibiya hilibka ariga ayaa muddo seddex maalmood ah aan ka shaqeyn kawaanka, kadib markii ay sheegeen in sare loo qaaday qiimaha neefka ariga.

Hadaba qaar ka mid ah ganacsatada iibisa hilibka ayaa Horseed Media la hadashay….

Horseed Media 2018

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *