Ma runbaa in Baadarigii hore ee Vaticanka pope Benedict XVI Muslimay? – VIDEO

Published: August 31, 2018

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay baraha bulshada ee Internetka lagu faafinayey filim la sheegay in laga soo duubay Baadarigii hore ee Katooliga pope Benedict XVI oo la sheegay inuu muslimay isla markaana ku sugan Xajka.

Filimkan ayaa si baaxadleh ugu faafay Facebook, Twitter, Whatsapp iyo Instagram. Waxaa sidoo kale loo soo diray Horseed inay wax kasoo qorto, hase yeeshee filimkan ayaa ah mid Been ah.

https://www.facebook.com/hamadi.baro/videos/1923717734355379/

Qofka ka muuqda filimkan ee lagu sheegay Baadariga soo islaamay maaha Benedict XVI ee waa Guddoomiyaha gobalka Makkah Al Mukaramah, Amiir Khalid Al-Faisal oo ay illaalo waardiyeenayaan xili uu gudanayey wajibaadka xajka. Hoos ka daawo muuqaalka rasmiga ah ee la bedalay.

Horseed Media 2018

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *