Taliyaha qeybta gobolka Bari oo HM uga waramay howlgalo ka socda Bosaso-Dhageyso

Published: September 1, 2018

Xili maalmihii lasoo dhaafay hawl galo lagu xaqiijinayo Amaanka magaalada boosaso ee xarunta gobalka ay ka wadeen Ciidamada amaanku laguna soo qaqabtay dad lagu tuhunsan yahay in ay gaysteen falal amaan daro ayaa waxaa markii ugu horaysay ka hadlay hawl galadaasi Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Bari C/xakiim Yuusuf Xuseen .

Taliyaha waxaa uu sidoo kale waxa uu ka hadlay Dhibaatooyin ay xiliyada qaar g ka gaystaan gudaha Magaalada Dhalinyaro Baarasho iyo furashada Mobilada u gaysta Bulshada Kuwaas oo xiliyada Qaar Dhaawacyo gaysta waxaana uu digniin u diray Waaridiinta Caruurtaas ….

Horseed Media 2018

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *