Hab caynkee ah ayuu ardaygu u dooran karaa Kuliyadda uu rabo bilowgiisa Jaamacadda-Dhegayso

Published: September 2, 2018

Sanad walba xiligan oo kale waxa jaamacadaha wadanka u dareera kumanaan arday ah, kuwaasi oo ka soo gudbay fasalada dugsiga sare , xiligaas oo arday waliba uu ku hanwayn yahay barashada Jaamacada, waxaa ay caqabad badan kasoo wajahdaa doorashada kuliyada uu rabo taas oo mararka qaar ardayga ku kalifta in uu gabi ahaanba sii wadi waayo Waxbarashadda ama uu isaga haro.

Xiliyada qaar waalidiinta ayaa la sheegaa in ay door muuqda ka qaataan in ay ardayda laftooda ku khasbaan kuliyad uusan ardaygu dooran sidaasi waxaa qaba Xuseen Siciid Maxamed oo ah bwax ka dhiga iskuulka sare Shaafici ee Magaalada Bosaso.

Hadaba hoos ka dhegayso barnaamijka waxbarashada ee ka baxa Horseed Media oo aynu kaga hadalnay mowduucan

Horseed Media 2018

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *