Liiska Golaha wasiirada halkan ka akhriso magacyadooda ee DDSI

Published: September 2, 2018

Baarlamaanka dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey golaha xukuummadda ee dhawaantan la hor keenay, kuwaasoo isugu jira wasiirro iyo maareeyeyaal.

Magacyada xubnaha la ansixiyey ayaa kala ah

1 Madaxweynaha DDSI Mustafe Muxumed Cumar

2 Madaxweyne Ku xigeen Aadan Faarax Ibrahim

3 Wasiirka Biyaha Bashiir Shaafi

4 Wasiirka Maaliyadda Bashiir Dubbad

5 Wasiirka Madaxtooyada Xasan Dhaadhi

6 Wasiirka Waxbarashada C/laahi Maxamed Muuse

7 Wasiirka Caafimaadka Dr Yusuf Maxamed

8 Wasiirka Beeraha C/qaadir iimaan

9 Wasiirka Howlaha Guud C/fataax Sheekh Biixi

10 Wasiirka Ganacsiga C/raxmaan Axmed Xasan

11 Wasiirka Ka hortagga Masiibooyinka Maxamed Cabdi

12 Wasiirka Qurbajoogta Xabiib Xaaji

13 Wasiirka Xeer-ilaalinta C/wali Jaamac Ibrahim

14 Wasiirka Xoolo Dhaqatada Eng Maxamed Shaale Isaaq

15 Wasiirka Cadaaladda Mubaarak Sheekh Cumar

16 Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha Xasan Aadan

17 Wasiirka Haweenka Ayaan Cabdi Shukri

18 Wasiirka Warfaafinta Guuled Aw Cali

19 Wasiirka Dhalinyarada Xasan Faarax Cali

20 Wasiirka Dooxooyinka Axmed Deeq Maxamed

21 Wasiirka Sayniska Axmed Naaji

22 Wasiirka Dhaqanka, Dalxiiska Ilyaas Abiib

23 Maareeyaha Xafiiska xirfadaha iyo tababarrada

24 Maareeyaha Macdanta, Tamarta Mudane Lade C/wali

25 Maareeyaha Wakaaladda Jidadka Sacaada Giire

26 Maareeyaha Wakaaladda Dakhliga Mudane C/laahi Cabdi

Madaxda cusub ee la magacaabay ayaa waxaa aad ugu yar dumarka marka la barbar dhigo kuwii ku jiray maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar.

Badidood ayaa la sheegayaa in ay yihiin dad siyaasadda deegaanka ku cusub, una

badan aqoonyahanno.

Xigasho BBC

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *