Yaasmiin Saalax oo sheegtay inay tahay Musharax Xildhibaan-Dhegayso

Published: September 3, 2018

Yaasmiin Saalax Cumar oo ah gudoomiyaha haweenka gobolka Gardafuu oo wareysi gaar ah siisay Horseed Media ayaa sheegtay in haweenka ku nool gobolka ay baahiyo weyn oo dhanka caafimaadka ah ay qabaan, maadaama gobolka uu ka baxsan yahay laamiga.

Waxa ay intaasi ku dartay in qorshaheedu uu yahay in ay ka mid noqoto xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada Puntland, si ay wax ugu qabato dadkeeda iyo dalka.

Hadaba hoos ka dhegayso wareysiga Yaasmiin oo dhammeystiran

Horseed Media 2018

 

 

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *