Cabasho ka timid liiska xubnaha golaha deegaanka ee degmada Bosaso-Dhegayso

Published: September 4, 2018

Xubno u tartamayey xubinnimada golaha deegaanka degmada Bosaaso oo kulan ku yeeshay magaalada Bosaso ayaa cabasho ka muujiyey shaacinta liiska xubnaha golaha deegaanka degmada Bosaso, isla markaana sheegay in laga reebay liiska, iyadoo lagu bedelay xubno kale.

Yaasiiin Sahal Xirsi, Maxamuud Suudi Axmad iyo Saciid Majeerteen waxa ay ka mid ahaayeen sida ay sheegeen xubnaha u tartamayey golaha deegaanka degmada Bosaso, balse laga diiday waraaqihii ay wateen oo ay ku saxiixnaayeen nabadoonadooda.

Hadaba hoos ka dhegayso cabashada xubnahaasi

Horseed Media 2018

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *