Duqa cusub ee degmada Bosaso oo la hadlay Horseed Media-Dhegayso

Published: September 6, 2018

Duqa cusub ee degmada Bosaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo wareysi siiyey Horseed Media ayaa sheegay in shaqada ugu horeysa ee qabanayaan ay tahay dib u dayactirka wadada dheer ee magaalada Bosaso oo uu sheegay in ay ka jiraan bur-bur xoogan.

Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa sidoo kale sheegay in ay wax ka qabanayaan qaxootiga Itoobiyaanka ah ee ku soo qul-qulaha magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.

Hadaba hoos ka dhegayso wareysiga duqa degmada Bosaso ay la yeelatay weriyaheenna Deeqa Ladan.

Horseed Media 2018

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *