Maamul goboleedyada oo xiriirkii u jaray dowlada federaalka

Published: September 8, 2018

Shirkii madaxda maamul goboleedyada uga socday magaalada Kismaayo ayaa goordhawayd lasoo gaba gabeeyay.

Shirka oo warmurtiyeed laga soo saaray ayaa waxaa qodobadii madaxda ay isla garteen kamid ahaa in la hakiyo wada shaqeyntii ay la lahaayeen dowlada federaalka Soomaaliya taasoo micneheedu yahay in xiriirkii loo jaray dowlada dhexe ee dalka.

Hakinta xiriirka madaxda maamulada ay la lahaayeen dowlada federaalka ayaa dab kusii shideysa khilaafka siyaasadeed ee baryahan u dhexeeyay madaxda federaalka iyo maamul goboleedyada iyadoona aan la mahdin doonin go’aankan ay qaateen madaxda golaha iskaashiga dowlad goboleedyada.

Haddaba hoos ka eeg Qodobka xiriirka loogu jaray dowlada federaalka Soomaaliya.

Horseed Media 2018

 

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *