Xildhibaano Cadaado ku shiray oo sheegay inay kalsoonidii kala laabteen Madaxwayne Xaaf.

Published: September 15, 2018

Xilli maalmihii lasoo dhaafay uu xoogeystay Khilaafka Madaxda Sare ee maamulka ayaa xildhibaanadii gaaray magaalada Cadaado shalay maanta waxa ay sheegeen in ay xilka ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.

Kulanka Xildhibaanadan oo ay tiradooda gaaraysay 47Xildhibaan waxaa shir gudoominayay Gudoomiyihii horay xilka looga qaaday Cali Gacal Casir.

Xildhibaanada ayaa dood dheer ka yeeshay Arintaan kuwaas oo ugu dambayn Codka uqaaday Mooshinka deg-dega ah ee laga keenay Xaaf., waxaan ay madasha kasoo jeediyeen Khudbado ay kaga hadlayaan Mooshinka ujeedkiisa iyo eedeemaha ay usoo jeediyeen Madaxweynaha.

Horseed Media 2018

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *