Sidee loo heli karaa xildhibaan hufan Barlamaanka 2019ka ee Puntland (DAAWO).

Published: September 23, 2018

Garowe (HM):- Magaaladda Garowe waxaa lagu qabtay dood cilmiyeed ku saabsan sidii ay bulshada Puntland u heli lahayd Barlamaan “Xilkas” ah.

Machadka Cilmi baarista & Darasaadka Siyaasaddda [HAYAAN] ayaa Garowe ku qabtay munaasabad ay kasoo qaybgaleen Masuuliyiin Xilal kasoo qabtay Maamuladii hore, Aqoonyahano, Siyaasiyiin, Ganacsato, Culimo & qaybaha bulshadu ka koobantahay, waxaana si balaaran looga dooday habka loo xulayo Golaha Wakiiladda (Baarlamaanka) Puntland iyo sidii loo tayeyn lahaa xubnaha dooran doona Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa.

Halkaan hoose ka dheeho muuqaalka

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *