Puntland oo raali gelin ka bixisay hadal dhawaan ka soo yeeray Madaxweyne Gaas

Published: September 26, 2018

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa raali gelin looga bixiyay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Gaas, kaasi oo ka dhan ah dadka ka soo jeeda Maamulka Koofur-Galbeed Soomaaliya.

Qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa si gaar ah waxaa raali gelinta buuxdaloogu diray Maamulka iyo Shacabka Koofur-Galbeed hadalkii Madaxweyne Gaas ee ku jiray khudbad uu uga hadlayay Al-Shabaab.

Hadaba hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada Puntland

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *