golis

Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo looga hadlay Amniga & Joojinta deegamaynta Cusub.

Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo sida caadiga ah qabsooma ayaa looga hadlay Amniga & Joojinta deegamaynta Cusub.

Shirka waxaa warbixno looga dhagaystay gudi loo xilsaray xaaladda xal u helida colaadda labada beelood ee ku dagalamay dhawaan degaanka Dhumay ee Gobolka Sool.