
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa Wasiirada , isagoo magacaabay wasiiro, wasiir ku-xigeeno iyo wasiiru dowlayaal.
Madaxweynuhu wuxuu magacaabay 12 wasiir, 14 wasiir ku-xigeen iyo 9 Wasiiru dowlo. Wasiirada qaarkood ayaa la isku bedelay, halka kuwa cusubna la magacaabay
Xubnaha cusub ee ku soo biiray gollaha xukuumadda ayaa u badan xildhibaanada Barlamaanka Hirshabelle ee ka soo horjeeday xukuumadda madaxweyne Awaare.
HALKAN KA AKHRISO LIISKA GOLLAH WASIIRADA.


HORSEEDMEDIA 2019