golis

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo magacaabay 15 wasiir iyo 17 wasiir ku xigeen

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta Gareen)  ayaa markale manta magacaabay xubno cusub oo kamid noqonaya golaha wasiirada maamulka Koonfur galbeed.

Xubnahan uu manta magacaabay madaxweyne Laftagareen ayaa ka 15 wasiir iyo ku dhawaad 25 wasiir ku xigeeno kuwaasoo noqonaya xubnihii uGu dambeeyay ee ku biiray golahiisa wasiirada cusub.u dhawaaqay xubnihii ka dhinnaa Golaha Wasiirada maamulkaasi oo ka kooban 15 Wasiir, halka wasiir ku-xiggeenada la magacaabay ay gaarayaan 17 Wasiir ku-xiggeeno.

Dhawaan ayay ahayd markii sidan oo kale madaxweynaha Koonfur galbeed uu usoo magacaabay xubno cusub oo golihiisa wasiirada kamid noqonaya.

Hoos ka Akhriso Liiska xubnaha Wasiirada iyo Wasiir ku xiggeenada uu magacaabay Md Laftagareen