golis

Maxaa soo celceliya Koronto la’aanta Ceerigaabo?-COD

CEERIGAABO

Waxa ay inta badan cabasho kasoo yeertaa shacabka marka ay waayaan adeegyada aasaasiga ah ee ay ku xiran tahay noloshooda, waxaana adeegyadaasi kamid ah Korontada oo si wayn ugu tiirsan nolosha dadka magaalooyiinka.

Magaalo wayn oo kutaal Somaliland ayaa saacado badan koronto la’aan ahayd waxayna taasi ay keentay in shacabku ay hadlaan cabashana ka keenaan ciladaasi dhacday.

Magaalada waa Ceerigaabo waxa ay koronto la’aan ahayd saacado badan kadib markii baalaha korontada siiya magaalada uu jiidhay Gaari nuuca loo yaqaan Propox.

Mid ka mid ah shacabka Magaalada Ceergaabo ayaa Horseed Media uga waramay saamaynta shacabka magaalada ay ka dhaxleyn mudadii korantadu maqnayd.

Hoos ka dhagayso Waraysiga oo uu qaaday Cabdicasiis Cadaani.

Qof kusugan magaalada Ceerigaabo