golis

War-murtiyeed Ka Kooban 7 Qodob oo Ka Soo Baxay Kulankii Garoowe

Madaxda Maamulada Puntland, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed  oo shir ki yeeshay Caasimadda Garoowe, islamarkaana ku samaystay Isbahaysi cusub oo iskaashi ayaa gabagabadii shirkooda waxay soo saareen war-murtiyeed ka kooban 7 qodob.

Shirkan loo looga  wada-hadlay ikshaashiga dhinacayda federaalaynta dalka, amniga, Houmarinta dhaqaalaha, ganacsiga, tayaynta hay’adaha dowladda iyo isweydaarsiga xogaiyo khibradaha.

Iskaashiga cusub ee dhexmaray saddex Maamul ayaa yimid kadib markii uu burburay shirkii wadashiga dowalada federaalka iyo Maamul goboleedyada. Shirkaasi waxaa ka baxay madaxweynayaasha Hirshabelle iyo Jubbaland.

HALKAN KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

HORSEEDMEDIA 2019