golis

Jubbaland oo Ka Hortimid Habraacada Doorashada DG ee ay Saartay Wasaaradda Arrimaha Federaalka

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda goboleedyada Jubbaland ayaa warsaxafadeed ay soo saartay waxay kaga hortimid habraacada doorashada maamul goboleedyada ee ay soo saartay wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka.

War-saxafadeedka waxaa lagu sheegay in maamulka Jubbaland uu isku diyaarinayo inuu qabto doorasho xor ah oo xalaal. isagoo raacaya dastuurka kumeel gaarka ah ee jubbaland qodobadiisa 141aad, 120aad iyo 121aad oo xaq u siinayo dowladda Jubbaland inay qabato doorashada inta la iska waafajinayo dastuurka federaalka iyo kuwo maamul goboleedyada.

HALKAN KA AKHRISO WASRASAXAFADEEDKA

HORSEEDMEDIA 2019