golis

Ugandha oo 41 Sanno Ka Dib Guul Ka Gaartay Koobka Afrika

Xulka kubada cagta ee wadanka Ugandha ayaa markii u horraysay 41 sanno guul ka soo hooyay koobka ciyaaraha qaaraada afrika ee ka socda wadanka Masar.

Ugandha waxay 2-0 kaga adkaatay xulka Jamhuuriyada Kongo oo ay ka wada tirsan yihiin Groupka A. Ciyaarta ayaa ka dhacday Garoonka caalamiga ee Qaahira.

Patrick Kaddu iyo Emmanuel Okwi ayaa labada gool u kala dhaliyay xulka Ugandha oo hoggaaminaysa Groupka A, oo ay ku jiraan xulalka Masar oo 1-0 kaga badisay xulka Zimbabwey ciyaartii furitaanka

Groupka B

Nigeria 1 – 0 Burundi

Guinea 2 – 2 Madagascar

Groupka C

Senegal ? – ? Tanzania

Algeria ? – ? Kenya

Groupka D

Morocca VS Namibia

Ivory Coast Vs South Africa 

Groupka E

Tunnis Vs Angola

Mali Vs Mauritania

HORSEEDMEDIA