golis

DF: Doorashada Galmudug waxaa lagu Qabanaya Dhuusomareeb

Wasiirka Arimaha gudaha ee dowladda Federaalka Cabdi Maxamed Sabriye uu ku sugan yahay magaalada Dhuusamareeb ayaa warsaxafadeed uu soo saaray wuxuu ku sheegay in 4 bisha July ay doorashada madaxtinimada Galmudug ay ka dhici doonto magaaladda Dhuusomareeb

Warsxafadeedka Wasiirka

HORSEEDMEDIA