golis

Maxkamada Hargaysa oo 3 Sanno ku Xukuntay Wariye Coldoon

Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Hargeysa, Waxay saddex sano iyo Lix bilood oo xarig ah.

Wariye Coldoon ayaa loo haystay in uu wax ka sheegay dugsiga Abaarso iyo madaxweynaha Somaliland.

Qareenada u dooday ayaa sheegay in aanay jirin dacwad uu dugsiga abaarso uu ka soo gudbiyay suxufi Coldoon oo maxkamada la soo gaarsiiyya, waxay kaloo sheegeen in aanay dambi ahayn in la dhaliilo madaxweynaha oo uu dastuurka Somaliland damaanad qaadayo xoriyatul qawlka.

Ururada warbaahinta Soomaalida iyo caalamka ayaa cambaareeyay xukunka lagu riday wariye Coldoon.

HORSEEDMEDIA