golis

Wasiiru Dawlihii Madaxtooyada oo Wasaarad loo bedelay.

Wasiirkii Hore ee Wasaarada Cadaalada Puntland Saalax Xabiib Jaamac ayaa digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni waxaa loogu bedelay Wasiiru dawlaha Wasaarada Cadaalada iyadoo laga bedelay Wasiiru dawlihii Madaxtooyada.

Wasiir Saalax Xabiib Jaamac ayaa horay Wasiir uga soo noqday Wasaaradaan xiligii Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.