golis

Puntland oo ku dhawaaqaysa natiijada imtixaanaadka Guud.

Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay shaacinayso natiijada imtixaanaadka Guud ee Puntland oo la qaaday bartamihii sanadkaan, Imtixaanaadkaan ayaa laga qaaday guud ahaa degmooyinka iyo Gobolada Puntland.

Wasaarada Waxbarashada sidoo kale waxay shaacin doontaa ardayda iyo iskuulada galay kaalmaha ugu sareeya.

Waxaana arday kasta taleefoonkiisa kala socon karaa Natiijada imtixaanaadka isagoo roll-Numberkiisa u diraya taleefonka Shirkada Golis ee 299.