golis

Odoyaal iyo Waxgarad ugu Baaqay Dowladda Inay Xabsiga Ka Sii Dayso Xubnaha Guddiga Horumarinta Bosaso (DAAWO)

Odoyaal dhaqameed, waxgarad iyo ganacsato shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Bosaso ayaa madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ka codsaday inuu sii daayo saddex xubnood oo ka tirsan guddiga horumarinta degmada Bosaso.

Odoyaal dhaqameed, waxgarad iyo ganacsato shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Bosaso ayaa madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ka codsaday in sii daayo saddex xubnood oo ka tirsanaa guddiga horumarinta degmada Bosaso.

Saddexda qof oo la xiray maalintii khamiistii ayaa kala Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Nabadoon Maxamed Ibraahim Xaaji Faarax, Shiikh Maxamed Faahiye Ciise oo xubin ka ah guddiga iyo Eng Maalfo oo ah xiriirayaha Guddiga iyo Dowladda hoose ee Bosaso.

Gudigaan ayaa loo xiray lacag ay dhan 150,000k oo dollar oo ku soo dhacday Akoonka wadadda oo ay gacanta ku hayaan Taas oo uga timid Dowlada federaalka Somalia.

Odayaasha ayaa Madaxwaynaha puntland si gaar ah uga codsaday in uu Shuruud la’aan lacagtaana ay tahay mid ay Boosaaso xaq uleedahay.

Odoyaal Baaq u Diray Madaxweynaha Puntland

Odoyaal dhaqameed, waxgarad iyo ganacsato shir jaraa'id ku qabtay magaaladda Bosaso ayaa madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ka codsaday inuu sii daayo saddex xubnood oo ka tirsan guddiga horumarinta degmada Bosaso.

Posted by Horseed Media on Saturday, July 20, 2019

Bashiir Faarax Siciid

HORSEEDMEDIA