golis

Puntland: Waxaanu ka werwersan nahay Habdhaqanka Hoggaamineed ee Madaxda Federaalka

Warsaxaafadeed ay doadda Puntland oo saartay waxa ay dowlada federaalka Soomaaliya waxay uga digtay faragelinta ay ku hayso Dowladdaha Xubnaha ka ah.

Puntland waxay ku eedaysay Dowladda Federaalka inay faragelin ku hayal arrimaha doorashooyinka, iska horkeenida shacabka iyo marin habaabinta nidaamka Dowliga ah.

Akhriso warsaxaafadeedka

HORSEEDMEDIA