golis

Hay’adda Fair Fishing Oo soo Gabagabeysay mashaariic lagu horumarinayo Kalluumeysiga-DAAWO

Hay’adda Fair Fishing ayaa magaalada Boosaaso ku qabatay Munaasabadan lagu soo xirayay mashaariic horumarineed oo hay’addan ay ka fulisay degmooyinka Qardho Galkacyo iyo Garacad.

Mashaariicdan ayaa waxa ay ahaayeen mid lagu horumarinayo suuqyada kaluumaystada ee deeganadan iyadoona ay socdeen mashaariicdan mudo ku dhow labo sano.

Mashaariicdan ayaa waxaa siwada jira ufulinayey hay’adda Fair fishing iyo wasarada kaluumaysiga iyo kheyraadka Badda Puntland waxaana dhaqaalaha ku baxayey ku deeqay Midowga Yurub.

Cabdudlaahi Cali Cartan iyo Maxamed Cali Nuur oo kamid ah masuuliyinta Fair Fishing ayaa sheegay in mashaariicdan ay waxbadan ka tareen baahida dadka kalluumeystada ah deegaanada laga fuliyay.

Guoomiye kuxigenka iskadhada kaluumaystada \bsaso ayaa dhankisa hadal kooban goobta ka jediyey waxaana uu hay;adda Fair fishing ku amaanay waxqabadka muuqda ay ka geysaay horumarinta kalluumeysiga deegaanada Puntland.

Wasiirka kaluumaysiga iyo khayardaka badda Pl ayaa hay#adda ugu mahadceliyey sida wasaradacuga gacan siisay mashraicdan lagu horumarinao kallumaystada

Geesta kale gwaxaa goobta hadalo hadalo u badnaa mahadnaq ka jeediyaymadaxa haydad Fair Fishing Mr. yeenis isagoona tilmaamay in hay’adda Fair ay sii wadi doonto mashaariicda horumarineed.