golis

Shaqaalaha Soomaaliya oo 3 Maalmood la fasaxay.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Warfaa ayaa 3 casho lagu fasaxay shaqaalaha Soomaaliyeed Fadliga Cidda Carafo iyo Maalinka Ciidka oo ka billaabanaya Sabtida kuna eg maalinta Isniinta.