golis

Liiska Xildhibaanada Maamulka Jubbaland oo La Shaaciyay ( AKHRISO)

Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashoyinka Jubbaland ayaa caawa ku dhawaaqay liiska xildhibanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland.

Liiskan oo ka kooban 73 Xildhibaan ayaa waxaa soo xulay odoyaasha dhaqanka ee Jubbaland oo 20 maalmood ee la soo dhaafay u fadhiyay soo xulida xildhibaanada ka mid noqonaya barlamaanka Jubbaland, kuwasoo soo dooran doono guddoomiyaha barlamaanka iyo Madaxweyne iyo Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland.

HORSEEDMEDIA