golis

Puntland oo hambalyo u dirtay Baarlamaanka cusub ee Jubaland.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa hambalyo loogu diray Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubaland, sidoo kale Puntland waxay bogaadisay sida ay u socoto hanaanka Doorasho ee Jubaland.