golis

Musharaxiin Diiwaangashan ee Jubaland oo ka digay in la diiwaangeliyo musharaxiin kale.

Warsaxaafadeed ay soo saareen Kudlo ay ku midaysan yihiin musharaxiinta diiwaangashan ee Jubaland ayaa ka digay in la diiwaangeliyo musharxiin kale oo dheeri ah.

Musharaxiintu waxay sheegeen in Madaxweynaha hadda talada haya oo ah musharax diiwaan gashan iyo iyaguba ay u siman yihiin talada, waxay sidoo kale wax aan la aqbali karin ku tilmaameen in diiwaangelin loo furo iyadoo waqtigii is diiwaangelintu dhamaatay.

Halkaan ka akhriso warsaxaafadeed musharaxiinta diiwaaangashan.