golis

Jubaland oo Muddo 3 Maalmood Xirtay Xuduudaha Cirka, Bada iyo Dhulka

Guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saaray amarro horleh oo ku aadan sugidda amniga magaalada Kismaayo ee maalmaha doorashada.

War-saxaafadeed uu soo saaray guddiga amniga Jubbaland ayaa waxaa la mamnuucay in garoonka diyaaradaha, Gaadiidka badda iyo barigga midna aan laso gali karin magaalada Kismaayo muddada lagu jiro doorashada.

HORSEEDMEDIA