golis

Musharixiin Ka Tanaasulay Tartanka Madaxtinimada Jubbaland [DAAWO]

Magaaladda Kismaayo ee xarunta Jubbaland waxaa maanta ka socota khudbadaha ay jeediyaan musharixiinta u tartamaya xilka Madaxtinimada Maamulkaasi

Axmed Cabdi iyo Cabdi Xiis oo kamid ahaa musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jubbaland ayaa tanaasulay islamarkaana go’aansaday inay ka tartankii uu ugu jiray Madaxtinimada Dowlad-goboleedka Jubbaland.

Musharixiinta maanta khudbadaha jeedinaya waxaa ka mid ah madaxweynaha xilka haya Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe), kaasi oo raadinaya inuu mar kale noqdo madaxweynaha maamulkaasi.

Musharixiin Ka Tanaasulay Tartanka

Musharixiin ka tanaasulay tartanka doorashada madaxtinimada Jubbland oo maalinta beri ah la qabanayo

Posted by Horseed Media on Tuesday, August 20, 2019

HORSEEDMEDIA