golis

Deni oo La Kulmay Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal iyo Maamul Goboleed

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa gelinki dambe ee shalay kulan soo dhawayn iyo is xog waraysi isugu jiray la qaatay Guddiyada Dastuurka Heer Faderaal iyo Heer dowladaha Xubnaha ka ah DFS, kuwaasoo Maanta Shir uga furmi doono magaalada Garoowe.

Guddigan oo isugu jira xildhibaano labada aqal ee barlamaanka federaalka waxaa horkacaya xildhibaan Cabdi qaybdiid.

Madaxweyne deni ayaa Guddiyada Dastuurka kula dar-daarmay inay dar-dargaliyaan howsha loo igmaday.

HORSEEDMEDIA