golis

Agaasime hore oo ka tirsanaa Maamulka Hir-Shabeele oo ku biiray Al-Shabaab.

Xasan Cumar Axmed “Xasan Mahdi” oo soo noqday Agaasimaha Madaxtooyada Hirshabeele ayaa ku biiray ururka Alshabaab sida ay baahiyeen warbaahinta Ururkaas, Xasan Mahdi ayaa ku sugan Xasan Mahdi ayaa ku sugan xarunta walaayada gobolka Hiiraan oo ah Buqda Caqable.

Xasan Cumar ayaa xilka Agaasimaha Madaxtooyada Hirshabeele Noqday mudadii ay xukunka hayeen Cali Cosoble iyo Maxamed Cabdi Waare, cod iyo sawir uu leeyahay Mahdi oo la baahiyay ayaa sheegay in siyaasada uu iskaga baxay, Hir-Shabeele ayaan weli ka hadlin arinta Agaasimaha.