golis

Ethiopia oo sheegtay inay qabatay xubno ka tirsan ururka Daacish.

Colonel Tesfaye Ayelew oo ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in xubno ka tirsan Ururka Daacish lagu qabtay gudaha dalka Ethopia, ragaan ayaa lagu soo qabtay hawlgalo ay ciidamadu sameeyeen, Xubnahan ayaa u kala dhashay dalalka Suuriya,Yemen iyo Ethiopia balse ma sheegin tirada xubnahaas ee ka tirsanaa ururka Daacish.

Daacisha ayaa dhawaan looga adkaaday furimo ay ku lahaayeen gudaha dalka Suuriya, sidoo kale waxaa ay fadhiyo ku leeyihiin gudaha Soomaaliya iyadoo dhawr jeer oo hore ay ciidamada maraykanku duqeeyeen.

Horseed Media 2019