golis

Madaxweynaha Puntland oo uu safray deegaanka Garacad.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi deni iyo wafti uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay Deegaanka Garacad ee Gobolka Mudug, Deni socdaalkiisa waxaa ku weheliya ganacsatadu kala oo doorbidaya in ay maalgashi ku sameeyaan dhismaha dekedda Garacad oo hab isku tashi ah lagu dhisayo.


Madaxweyne Deni ayaa inta uu joogo garacad waxa uu dhagax dhigi doonaa wejiga labaad ee dhismaha dekedda Garacad isagookormeer ku samayn doona qaybaha ay ka kooban tahay dekeddu iyo hanaanka ay u socoto shaqada dekedda.

Horseed Media, 2019.