Xilliga la furayo kal-fadhiga 6aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la shaaciyay.

Published: October 5, 2019

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka uu furmi doono maalinta Arbacada ah ee soo socota oo ay Taariikhda ku beegan tahay 09ka October 2019.

Qoraal uusoo saaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo nuqul ka mid ah la baahiyay ayaa lagu faray xildhibaannada iney deg deg dalka ugu soo laabtaan.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *