Madaxweynaha Puntland oo magacaabay taliyaasha Qaybaha Gobolada Nugaal iyo Sanaag.

Published: October 7, 2019

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal u magacaabay G/Dhexe Muumin Cabdi Shire oo horay u ahaa taliye ku xigeenka Ciidanka Madaxtooyada Puntland.

Sidoo kale Madaxwayne Deni ayaa taliyaha qaybta Booliska gobolka Sanaag wuxuu u magacaabay G/Dhexe Bashiir Cali Maxamed. Madaxweynaha ayaa sidoo kale dalacsiiyay Saraakiisha.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *