Xubin katirsan guddigii dowladda Soomaaliya u magacaawday Galmudug oo is casilay

Published: October 10, 2019

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay is casishay Xaliimo Cabdi Cali oo ahayd xubin katirsan guddigii loo magacaabay maamul u samaynta deegaanada Galmudug.

Lama shaacin sababta ay isu casishay Xaliimo Cabdi.

Wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya ayaa magacawday guddi ka kooban 13 xubnood, kuwaa loo magacaabay maamul u samaynta Galmudug.

Xaliima ayaa ahayd haweenayda kaliya ee ku jirtay guddigaasi.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *