Madaxweynaha Dawlada Puntland oo Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Bari iyo Gardafue.

Published: October 21, 2019

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 85 oo ku taariikheysan 21-ka Octoobar, 2019 ku magacaabay Guddoomiyeyaasha Gobolada Bari iyo Gardafuu.

  1. Waxaa Cabdisamad Yuusuf Maxamed loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Bari, Isagoo horay u soo noqday Wasiirka Ganacsiga ee Dowladdii Madaxweyne Cadde Muuse
  2. Waxaa Muuse Saalax Guuleed loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Gardafuu.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment

  1. thank you deni c/samad waa u qalmaa xilkaas anigoo ku hadlaayah magacayga iyo maga beeshada (reer deebani) oo waxkadega boossaaso, ahna denjiraha puntland ufadhiyah amreica