Saciid Maxamed Faahiye ” Garsoorku hasoo cadeeyaan sababta loo sii daayo dad aan xukunkooda dhamaysay”

Published: October 21, 2019

Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Saciid Maxamed aahiye ayaa digreeto kasoo baxday xafiiskiisa waxa uu maxkamada darajada 1aaad ee Gobolka Krrkaar, Kan Degmada Qardho, iyo Xeer ilaalintaba waxa uu ka codsaday in ay soo cadeeyaan sababta loo sii daayo dad la xukumay oo aan waqtigoodii dhamaysan, sidoo kale waxa uu codsaday in ay lasoo wadagaan waxa ay u cuskudaan.

Gudoomiyaha Gobolka Karkaar waxa uu walaac ka muujiyay laamaha cadaalada isagoo sheegay in ay kala shaqeeyaan, waxa uu sheegay in qaarna ay saaxiib la yihiin bulshada, kuwa loo arko cadaw. sidoo kale waxa auu sheegay in loo baahan yahay dawrka odayaasha iyagnna in lasoo acdeeyo.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *