Axmed Madoobe oo dib u magacaabay Madaxweyne ku xigeenadiisii Hore.

Published: October 22, 2019
Suldaan Luga-dheere iyo sayid Aden madaxweyne ku xigeenada Jubaland.
Madaxweyne ku xigeenada cusub ee Jubaland

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa digreeto ka soo baxday Xafiiskii waxa uu ku magacaabay Madaxweyne ku xigeenada Maamulka Jubaland, Maxamuud Sayid Aaden ayaa loo magacaabay Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Jubaland, halka Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (Suldaan Luga-dheere) loo magacaabay Madaxweyne ku xigeenka 2aad ee Jubbaland.


Labada ku xigeen ee la magacabaay ayaa horay iyagu u ahaa madaxweyne ku xigeenada Jubaland, Dhawaan ayay ahayd markii Magaalada Kismaayo lagu qabtay Xaflad lagu caleemo saarayo Madaxweynaha Jubaland, Dhanka kale Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa iyadu diidan sharci ahaan-shaha doorashadii ka dhacday Magaalada Kismaayo.

Horseed Media, 2019.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *