Madaxweynaha Puntland oo Magacabaay Agaasimayaal Guud iyo Agaasime Hay’adeed.

Published: October 22, 2019

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa magacaabay agaasimayaal guud iyo agaasimaha Hay’ada wadooyinka ee Puntland.

  1. Waxaa Axmed Cabdalle Maxamed loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha
  2. Waxaa Cabdirisaaaq Jaamac Aadan loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda.
  3. Waxaa Sharmaarke Xasan Cali loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Xiriirka Caalamiga ah iyo Horumarinta Dhaqaalaha.
  4. Waxaa Maxamed Ciise Cismaan loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.
  5. Waxaa Eng. Cabdulqaadir Cali Xirsi loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Waddooyinka Puntland.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *